Maxay ahaayeen labada nin ee ciidanka NISA ku soo xireen howlgal ka dhacay Muqdisho?

Hay’adda Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa shaacisey in howlgal laga sameeyey Muqdisho lagu qabtay Xubno sare oo  ka tirsan Al-Shabaab. Sida lagu faafiyey Bogga twitter-ka ee Hayadda NISA Howlgal laga sameeyey xaafad ka tirsan degmada Dharkeynley ayaa lagu qabtay laba  ka mid ah ragga dilalka u qaabilsan Al-Shabaab. “19-ka Saptembar, 2018, ciidamada Amniga ayaa … Continue reading Maxay ahaayeen labada nin ee ciidanka NISA ku soo xireen howlgal ka dhacay Muqdisho?